Maxaa Sababay in Ra’iisul Wasaare Khayre uu Summada Booliska Soomaaliya u haddiyeeyo Madasha Nabadda Paris?

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa sanadkaan Faransiisak uga qeyb galay kulanka labaad ee Madasha Nabadda Paris oo la qabtay 11 ilaa 13-kii bishaan November. Khayre ayaa Madasha guddoonsiiyay Summadda Booliska Soomaaliya, maadaama madashu ay sanadkan ka codsatay dhammaan madaxdii ka soo qeybgashay inay horay u soo qaataan summado dalalkooda lagu xasuusto oo ay … Continue reading Maxaa Sababay in Ra’iisul Wasaare Khayre uu Summada Booliska Soomaaliya u haddiyeeyo Madasha Nabadda Paris?